Ciraad (midab)

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 10:15, 4 Mey 2024 ee Girligaanshub (wadahadal | ku darsasho)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Ciraad

Ciraad ama cirdhow (Af Ingiriis : blue;) waa Midab ka mid ah Midabada Asaasiga.

Calanka Soomaaliya waa baluug oo dhaxda xidig cad ku leh.

Cirka waa baluug iyo Badda.

Kalarka baluuga ah, waa kalar aad u quruxbadan, waa kalar caashaq ah. Waa kalar runta iyo wax qarsoonaan badan leh, waa kalar xasuus dheeraad leh.Waa kalar indhaha uroon.


Midabo Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]